Fahad Yaasiin oo Axmed Madoobe ku tilmaamay Kansar Siyaasadda dalka ku dhax jira

Taliyihii hore ee hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa wareysi dheer uu bixiyay waxa uu ku weeraray Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Fahad Yaasiin ayaana ku tilmaamay Hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe in uu yahay kansarka ku dhax jira Siyaasadda Soomaaliya, waxa uuna ku eedeeyay in uu yahay nin … Continue reading Fahad Yaasiin oo Axmed Madoobe ku tilmaamay Kansar Siyaasadda dalka ku dhax jira